Faransiiska oo beeniyay warar lagu baahiyey Wargeysyada Yurub qaarkood

Dowlada France ayaa beenisay warbixin maanta lagu daabacay wargeyska Britain ee Daily Telegraph oo sheegeysay inay kursigeeda joogtada ah ee Golaha Ammaanka ee QM ay ku wareejineyso Midowga Yurub. Daily Telegraph oo soo xiganaya xubin ka tirsan baarlamanka Yurub ayaa sheegay in France ay ka fakari doonto in kursigaas ay ku beddelato in dalalka xubnaha … Continue reading Faransiiska oo beeniyay warar lagu baahiyey Wargeysyada Yurub qaarkood